Naqshada cusub ee lacagta ay soo daabaceyso dowlada Somalia oo la soo bandhigay(Daawo Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho waxa uu faahfaahiyay wixii u qabsoomay bishii tagtay wasaaradda Maaliyadda. Wasiir Beyle waxa uu sheegay Bankiga aduunka iyo hay’adda  lacagta aduunka inay ku qanceen hufnaanta nidaamka maaliyadda dalka, ayna ka gudbeen wajiga labaad ee habka deen cafinta Soomaaliya, isagoo sheegay in iminka  … Continue reading Naqshada cusub ee lacagta ay soo daabaceyso dowlada Somalia oo la soo bandhigay(Daawo Sawirro)